Tag Tusmada boga

Hammigeena

© Welthungerhilfe
© Welthungerhilfe

Gaajadu waxay ka mid tahay dhibaatooyinka ugu weyn caalamka.Laakiin taa waxa lagu xalin karaa.Welthungerhilfe envisionsaduun uu qof kasta ku noolaan karo isku filaan cadaalad iyo waliba gaajo iyo saboolnimo la’aan. 

Welthungerhilfe’s strategic goalis ‘hammigedu waa meel waliba oo gaajo la’aan ah ilaa sannadka 2030, taasi oo ku salaysan2nd UN Sustainable Development Goal. Taasi oo lala shaqeynayo shirkadaha dalka dhexdiisawaxaynu rabnaa inaan joojino gaajada ilaa abid meel kasta oo ay jimciyaddenu active ka tahay oo aan dhaalaanka waqkhtigan jooga iyo kuwa mustaqbalkaba inaan nolol fiican usii hagaajino iyaga iyo bulshadaba. 

Siyaabaha loo joojin karogaajada

 Waxaynu la dagaalameynaa gaajada aduunka oo dhan ka jirta si aan u adkeyno helitaanka cuntada.Taasi oo ah insite-specific agriculture,access to clean water, iyo waliba aan waxba yeeleyn bey’ada iyado hormarinaya caafimaadka, iyo dhaqaalaha bulshadaeconomic development. 

© Welthungerhilfe
© Welthungerhilfe

U halgamaya madax-bannaanida

Ujeedadayadu waa in nolosha dadka wanaajiso muddo dheer.Sidaa darteed, waxaan u shaqeynaa si waafaqsan mabda'a 'caawinta is-caawinta'.Barnaamijyadeenna waxaa loogu talagalay inay dadka u suurtogeliyaan inay la wareegaan noloshooda oo ay awood ugu yeeshaan inay hantaan xuquuqdooda bini-aadamnimo ee cuntada.

Qaabka Welthungerhilfe wuxuu ku tiirsan yahay oo keliya howlaha gaarka ah ee mashruuca iyo shaqada u doodista siyaasadeed, laakiin sidoo kale natiijooyinka la qiyaasi karo iyo la-xisaabtanka lamaanayaasha, deeq-bixiyeyaasha iyo dadka ku nool aagagga mashruuca.

Dhamaadka gaajada waa la gaari karaa markii ugu horeysay taariikhda. Sida kuwa badan oo ka mid ah kuwa ku lugta leh iskaashiga horumarka, waxaan rajeyneynaa in maalin uun shaqadeennu hadda kadib aan loo baahan doonin. Naga caawi inaan gaarno himiladaan oo aan uga qeyb galno dagaalka loogu jiro adduun gaajo la'aan.