Tag Tusmada boga

ማንነታችን

Waxaanu la dagaalana gaajada iyo nafaqo-darada anaga oo adeegsanayna udoodid iyo mashaariic nafaqada khuseeya oo isku-dhafan qaybo kala-duwana leh si aanu ugu faaideyno qoysaska nugul ee Geeska Africa Ku nool. Mashaariicdayadu waxay xoojiyaan Sugnaanshaha cuntada ee beeralayda dhulka yar-yar qodata, dadka saboolka ah ee magaalooyinka iyo tuulooyinka ku-nool, xoolo-dhaqato beeralayda, dadka gudaha ku-barakacay iyo dadka qaxootiga ee ku-dhex-jira bulshooyinka la-bartilmaameedsanayo iyada oo si guud diiradda loo-saarayo haweenka, gabdhaha iyo dhalinyarada bilaa dhulka ah. 

ስራችን