Tag Tusmada boga
Sanitation training near Dilla, Somaliland

Nala-shaqee

Haddii aad raadinaysid shaqo cusub ama qandaraaska dadweynaha, waxaad meeshan ka-heli kartaa dhammaan fursadaha aad anaga nagula shaqayn kartid! Welthungerhilfe waxaad ka heli doontaa jagooyin ku xiiso gelinayaa oo badan oo kala-duwan oo ku-sugan jawi xirfadeed oo ku-aaddan iskaashiga horumarka iyo caawimaadda gurmadka degdegga. shaqaalahayagu waxay ka-shaqeeyaan qaybaha kala-duwan ee gudaha Itoobiya iyo Somaliland, iyada oo ay xafiisyadayadu ka-furan-yihiin Addis Ababa, Hargaysa iyo Boorama.