Tag Tusmada boga

Shaqo

© Welthungerhilfe Ethiopia
© Wiards/Welthungerhilfe

Miyaad doonaysaa in aad u shaqaysid hay’ad dhisaysa shakhsiyaddaada, xirfadahaaga, wakhtigaagana macno u samaynaysa? Miyaad raadinaysaa shaqo xiiso kugu-abuuraysa oo yoolal cad leh? Hadaba ku-soo dhawow Welthungerhilfe! 

Waxaa naga go’an in aanu dhiiri gelino kala duwanaanshaha iyo sinaashaha shaqaalahayaga, Sidaas-awgeed, waxaanu dhiirigelinaynaa codsiyo nooga yimaadda (shaqooyinka iyo wada-shaqayntaba), haweenka iyo ragga ka soo kala-jeeda wadamada, qowmiyadaha iyo diimaha kala-duwan, oo ay ku-jiraan dadka naafada ah. 

Hada ma jirto shaqooyin banaan